Ronaldo oo Sabab u noqday in kooxdiisa Bahdisho Ciyaaryahan Muslim ah oo Wacdaro dhigayay

Kooxda kubadda cagta Al-Nassr ayaa si xun ula dhaqantay weeraryahanka reer Cameroon ee Vincent Aboubakar, kaas oo shalay  laga eyey kooxdaas iyadoo gebi ahaanba la burburiyey heshiiskii uu ku joogay horyaalka waddanka Sucuudi Carabia. Vincent Aboubakar ayaa booska looga saarayay ciyaaryahanka lacagta waalida ah ka qaadan doono kooxda ee Cristiano Ronaldo, laakiin marnaba lama filayn … Continue reading Ronaldo oo Sabab u noqday in kooxdiisa Bahdisho Ciyaaryahan Muslim ah oo Wacdaro dhigayay